War Deg Deg Ah Daawo Wasiirka Deegaanka Somaliland Oo Fariin U Digniin Iyo Hanjabaad Ah U Dirtay Maamulka Puntland

Hargeysa (GNN):- Wasiirka deeganka iyo horumarinta deeganka Somaliland Marwo Shugri Xaaji Baandare ayaa waxaa ay  si adag uga hadashey faro galin ay sheegtay in maamulka Puntland  ku hayaan Somaliland gaar ahaan  deegaanka Wasiiradu waxaa ay sheegtay in  maamulka Puntland ay dhuxusha ugu badan ay ka raran gobalka Saraar isla markaana ay xaalufiyeen dhirta qoyan waxaana ay sheegtay in xukuumada Somaliland aaney arintaasi aqbali doonin.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET