Wasiirka Warfaafinta Somaliland Maxuu Ka Yidhi Dacwada Uu Ka Gudbiyey Telefishanada Star Iyo Saab

Hargeysa (Ilays-News):- Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland ayaa jawaab ka bixisay hadal ka soo yeedhay xisbiyada mucaaradka ah  ee WADDANI iyo UCID oo siyaasadeeyey eedaha loo soo jeediyey Telefishannada SAAB TV iyo STAR TV, oo ku eedaysan inay faafiyeen war xadgudub ku ah qaranimada JSL Sida uu wasiirku sheegay.

Halkan Hoose Ka Akhriso Warsaxaafadeedka Uu Wasaaradu Soo Saarey

GABILEY.NET