Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ku Dhawaaqey Inuu Mar Kale Isku Soo Sharaxi Doono Kursiga Uu Fadhiyo + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka mid ah mudanayasha golaha wakiilada Somaliland  ayaa waxaa uu sheegay in uu mar labaad kursigan uu iminka ku fadhiyo uu isku soo sharxi doono kadib codsi kaga yimid beesha uu ka soo jeeda iyo  guud ahaan dadka ku nool xaafadaha koonfurta Hargeysa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILAY.NET