Xogahayaha Waddani Oo Daaha Ka Feyday Ceebaha Xukuumada Muuse Biixi ..” Somaliland Waxay Qarka U Saaran Tahay ….”

Hargeysa (GNN):- Xoghayaha guud ee xisbiga Waddani Md Khadar ayaa waxaa uu  mid mid isku dul Istaagay  dhaliilo ay leedahay xukuumada Muuse Biixi ,  Xoghayaha Waddani ayaa Sido Kale sheegay in siyaasadii arimaha dibada iyo arimaha gudaha ee xukuumada Muuse ay tahay mid fashilantey Somaliland –na qarka u saarantey inay xaafad xaafad u kala googodo.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

https://youtu.be/V-MPSuAlP3M

GABILEY.NET