Bushaaro, Bushaaro, Bushaaro; Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure oo looga bartay adeeg hufan, qiimo macquul ah, nashqadaha qurxinta Dumarka noocyadooda kala duwan iyo shaqaale macmiisha raalligeliya, waxa uu kuu soo kordhiyey Qalab casri ah, nashqado cusub oo heer sare ah, dharka aroosyada, taashashka iyo adeegyo ku raalligeliya. Haweenkoow ha moogaannina Koofeerka casriga ah ee Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure iyo Panaroma Beuiti salon inaad iska habaysaan habkasta iyo hannaankaad rabtaba halkaasaad ka helaysaan ee hore u gaadha, haddaad xaflado aroos iyo meher leedahay ammaba aad sidaadaba isu qurxinayso, marba ha moogaannina, hana ka habsaamina. Haddaba Hooyga Qurxinta Dumarka ee Panaromahalka ay ku yaallaan aan idiin tilmaamee, booqda xarumaha Panaroma Manicure and Pedicure & Panaroma Beuiti salon oo ku kala yaalla Dhismaha Deero Mool iyo ka soo horjeedka Jameecoweyn sparpartis amma Fooqa xarunta u ahaa xawaaladdii Qaran ee dhinaca waqooyi-bari ee Line-ka bilayska amma agagaarka Mataanaha Dahabshiil ee magaalada Hargeysa amma waxaad kala xidhiidhi kartaa Taleefannada kala ah; 0634425623

DAAWO; Boqor Cismaan Buur madow Oo Gaadhay Deegaanka Ceel-Afwayn Iyo Arimaha Kasoo Cusboonaaday.

Boqor Cismaan Buurmadow oo kamida madax dhaqameedka somaliland gaar ahaan deegaanka gobolka sanaag ayaa gaadhay magaalada Ceel afwayn.

Ujeedada safarka  boqor cismaan  buur madow ayaa lala xidhiidhinayaa sii anba qaadka heshiiskii beelaha wada Daga ceel afwayn iyo sidoo kale xadhiga xubno ganacsato ah oo Ay dhawaan xukuumadu xidh xidhay qorshe aan la shaacin oo ku lug leh arimaha deegaanka ceel afwayn.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

%d bloggers like this: