Daawo Ciidamo Soo Goostey Oo Ku Biiray Somaliland Iyo Baabuur Gaashaman Oo Ay Wataan

Hargeysa (GNN):- Wasiirka wasaarada hawlaha guud ee Somaliland ayaa waxaa  uu maanta deeganka Caro weyn oo ka tirsan  deeganka Buuhuudle ayaa waxaa uu maanta soo dhaweeyey ciidamo ka soo goostey  mucaaridka Buuhoodle oo tiradoodu ka badneyd 200 askari isla markaana wata gadiid dagaal

Halkan Hoose Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET