Daawo Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Lagu Wareejiyay Doomo Dheereeya Iyo Dawlada Ugu Deeqday

Berbera (GNN):- Ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland ayaa waxaa maanta lagu wareejiyey qalab kala duwan oo ay ka mid yahiin saddex doomood oo ah nooca dheereeya iyo saddex gaadhi waxaana ugu deeqday dawlada Sweden

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET