Daawo :- Fanaan Axmed Cali Cigaal Oo Ka Sheekeyey Qiso Dareen Leh Oo Dhex Martay Isaga Iyo Walaashi “ Qisada Heesta Walaashay Gacaliso ..”

London (GNN):- Fanaanka Axmed Cali Cigaal ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu ka sheekeyey qisada heesta Gacaliso taas oo uu sheegay in uu u sameeyey qiso dhex martay isaga iyo Walaashii

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/FYZNCdD-Gr8

GABILEY.NET