Daawo Golaha Wakiilada Oo Xamali Waayey Dhaliilaha Shacabka Uga Imanaya , Hanjabaad-na Diray

Hargeysa(GNN) Gudoomiyaha guddida arimaha gudaha ee golaha wakiilada Xildhibaan Balaaki ayaa waxaa uu faah faahin ka bixiyey wax  ka bedel ay dhawaan golahaasi ku sameyeen xeerka Booliska oo dib golaha loogu soo celiyey .

Xildhibaanka ayaa sidoo kale waxaa uu hajnaad u diray dad uu ku sheegay in aaney sifo sharci aheyn u dhaliishay  golaha Wakiilada , isla markaana waxaa  uu haayadaha sharciga ugu baaqay inay talaabo ka qaadan

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET