Daawo Gudoomiyaha Ururka SOLA Oo Warqad Eedeymo U Jeediyey Warqad Amar Ah Oo Ka Soo Baxday Wasaarada Warfaafinta Somaliland

Hargeysa (GNN:- Gudoomiyaha Ururka Suxufyiinta Somaliland Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto  ayaa waxaa uu ka Hadley warqad amar ah oo ka soo baxday  wasaarada warfaafinta Somaliland .Warqadan oo ku socota dhamaan telefishanada Somaliland ka hawl gala  isla markaana lagu amray in maalinta Axada ah ay iska xaadariyaan  xarunta wasaarada warfaafinta Somaliland , Gudoomiye Xuuto ayaa soo bandhigay qeybo ka mid ah  qoraalka warqadaas  ku qoran oo uu dhibsadey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET