Daawo-Hordhaca Muuqaalka Filim Uu Dhawaan Soo Waddo Jilaaga Caanka ah ee Maxamed Muruq.

Hargeisa(GNN):-Hordhaca Muuqaalka Filinkan Oo Lagu Magacaabo “WAA QOLOMA” Ayaa Waxaa Soosaaraya Dhawaan Jilaaga Filim Sameeyaha Weyn ee Maxamed Muruq oo Aqoon iyo Khibarad Dheer u Leh Sameynta Filimada iyo Sheekooyinka Gaagaaban Kaaas oo Kasoo Qayb qaatay Filmo Caan ah oo Lagu Matelay Dunida oo Kamid Yahay Filmka Lagu Magacaabo “Eye On The Sky” Waxaa Isaguna Sidoo kale Director  ka ah Sawir Qaadaha Ibraahim Eagle.

Halkan Ka Daawo Hordhaca Muuqaalka Filmkan Lagu Magacaabo “Waa Qoloma”