Daawo :- Khudbadii Ugu Horeysay Oo Gudoomiyaha Ururka ONLF Markii Ugu Horeysay Ka Jeediyey Jig Jiga

Jig Jiga (GNN):- Magaalada Jig Jiga ee xarunta maamulka Soomalida Itoobiya ayaa waxaa si balaadhan loogu soo dhaweeyey gudoomiyaha Ururka ONLF kadib markii ay heshiis is afgarad ah gaadheen madaxweynaha cusub ee Soomalida Itoobiya Md Mustafe Cagjar .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET