Jig Jiga (GNN):- Madaxweynaha deeganka Soomalida Itoobiya ayaa waxaa uu habeenkii xalay aheyd uu casho sharf u sameeyey xubno ka tirsan ururkii ONLF isla markaana waxaa uu ciidamada Booliska ku amray inay wax bartaan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
GABILEY.NET