Bushaaro, Bushaaro, Bushaaro; Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure oo looga bartay adeeg hufan, qiimo macquul ah, nashqadaha qurxinta Dumarka noocyadooda kala duwan iyo shaqaale macmiisha raalligeliya, waxa uu kuu soo kordhiyey Qalab casri ah, nashqado cusub oo heer sare ah, dharka aroosyada, taashashka iyo adeegyo ku raalligeliya. Haweenkoow ha moogaannina Koofeerka casriga ah ee Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure iyo Panaroma Beuiti salon inaad iska habaysaan habkasta iyo hannaankaad rabtaba halkaasaad ka helaysaan ee hore u gaadha, haddaad xaflado aroos iyo meher leedahay ammaba aad sidaadaba isu qurxinayso, marba ha moogaannina, hana ka habsaamina. Haddaba Hooyga Qurxinta Dumarka ee Panaromahalka ay ku yaallaan aan idiin tilmaamee, booqda xarumaha Panaroma Manicure and Pedicure & Panaroma Beuiti salon oo ku kala yaalla Dhismaha Deero Mool iyo ka soo horjeedka Jameecoweyn sparpartis amma Fooqa xarunta u ahaa xawaaladdii Qaran ee dhinaca waqooyi-bari ee Line-ka bilayska amma agagaarka Mataanaha Dahabshiil ee magaalada Hargeysa amma waxaad kala xidhiidhi kartaa Taleefannada kala ah; 0634425623

Daawo :- Qaabka Loo Aasey Meydkii Madaxweynihi Hore Ee Mareykanka Maydka George HW Bush Iyo Madaafiic Loo Riday

USA (GNN):- Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo xaaskiisa Melania ayaa siyaartay George HW Bush oo maydkiisa la dhigay caasimadda.

Trump ayaa si kooban u booqday goobta maydka la dhigay, halkaas oo dadka shacabka ahna ay ku soo siyaaran doonaan.

Trump iyo qoyska Bush ayaa horay isugu dhacay balse wuxuu ka qayb gali doonaa aaska.

Bushka ayaa dhinty Jimcihii isaga oo 94 jir ah, waxaana lagu aasi doonaa gurigiisa Texas ku yaalla, waxaana lagu garab aasi doonaa xaaskiisa Barbara.

Naxashka lagu wado maydka madaxweynihii hore ayaa loo riday 21 gantaal oo ixtiraam ah ka hor inta aan laga soo qaadin Texas.

Diyaaradda madaxweynaha ee Air Force One ayaa lagu soo qaaday inta ay maydka waddayna waxaa si kooban loogu bixiyay Special Air Mission 41.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET

%d bloggers like this: