Daawo Somaliland Oo Fariin U Dirtay Musharaxiinta Puntland Ee Ku Olaleynaya Soo Celinta Gobalada Sool Iyo Sanaag

Hargeysa (GNN):- Wasiirka wasarada  biyaha Somaliland Md Saleeban Yuusuf Cali Koore ayaa waxa auu fariimo adag hawda u mariyey musharaxiinta madaxweyne ee Puntland u tartameysa ee ku olaleya soo celint gobalka Sool iyo SanaagWasiir Koore ayaa si cad u sheegay In Puntland aaney qabsan Karin Sool iyo Sanaag ba oo Somaliland awood ciidan oo ku filan ay leedahay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET