Daawo-“Waxqabadka Xukuumada Waxaan U Arkaa Inay Dadaashay Intii Itaalkeeda Ahaa, Marka Laga Tago Caqabadaha Iyo Dhibaatooyinka Ka Horyimid.”..Xusein Deyr.

Hargeisa(GNN):-Afhayeenkii Hore Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo, Xuseen Aadan Cige Deyr Oo Xilal kale Duwan Kasoo Qabtay Xukuumadii Hore Soona Noqday Wasiirkii Wasaarada Ganacsiga iyo maalgashiga Somaliland iyo Afhayeenka Madaxtooyo oo Mudo Laba Jeera Loo Magacaabay Ayaa Ka Waramay Waxqabadka Xukuumada Madaxweyne Ku Talaabsatay Mudadii halka sano ahayd ee ay xilka haysay iyo Duruufihii Kala Duwanaa ee Lasoo Darsay Wakhtigii uu Talada Dalka hayey madaxweyne Muuse Biixi cabdi.

Halkan hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.