“Somaliland Waxaan Qabaa In La Citiraafsan yahay…”Wasiir-Faratoon + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Wasiirka arimaha dibada Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa waxa auu sheegay in isagu uu aaminsan yahay in Somaliland ay dalalka caalamku aqoonsan yahiin marka laga reebo dawlada Somaliya .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET