“Xukuumada Muuse Biixi Sharci Kuma Dhisna ..” Xil Xusen Axmed Ceydiid + [ Muuqaal ]
Hargeysa (GNN):- Xildhibaan Xussen Axmed Ceydiid oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland kana tirsan xisbiga Waddani ayaa waxaa uu sheegay in xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ku dhisneen wax sharci ah , balse ay ku dhisan tahay Digreeto ka soo baxday caqliga Madaxweyne Biixi
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
GABILEY.NET