Baashe Cali Jaamac Oo Madaxweyne Muuse Biixi U Hanjabey ” Dhulbahante Ma Aamisana S/Land ” + [ Muuqaal ]

Hargeysa  (GNN):- Wasiirkii hore ee biyaha Somaliland Xukuumadii madaxweyne Siilanyo Md Baashe Cali Jaamac ayaa waxaa uu eedihii ugu cuslaa u jeediyey madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi .

Sidoo kale Baashe Cali Jaamac ayaa waxaa uu  ka biyo diiday dariiqii ay ciidamada Somaliland ku tagteen deeganka Tuko-raq  oo uu u sifeeyey in ay tahay sifo qaldan , waxaana uu cadeeyey in beesha Dhul bahante aaney wali aamisaneen Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/F8im3xtgczQ

GABILEY.NET