Caaqil C/Risaaq Askar Oo Eedeymo Culus U Jeediyey Madaxweyne Muuse Biixi + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN) Caaqil C/Risaaq Maxamed  Askar oo ka mid ah madax dhaqameedka beelaha dega Xafada Maxamuud Haybe iyo degmada Salaxley ayaa waxaa uu madaxweyne Muuse Biixi u jeediyey Eedeymo Culus iyo tabashooyin uu sheegay in ay beeshiisku ka qabto Madaxweyne Biixi qaabka uu wax u maamulaayo.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA 

https://youtu.be/1s37vIV02iA

GABILAY.NET