Cuqaal Iyo Aqoon Yahan Wariye Cali Seenyo U Soo Jeediyay Inuu Xaal Siiyo Taliye Fadal + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Cuqaal iyo wax garad ku nool magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay  wariye Cali Seenyo ugu baaqeen in uu xaal siiyo ciidanka Booliska Somaliland iyo Taliye Cabdilaahi Fadal

Halkan Hoose Ka Daawo Muqaaalka Warkan

GABILEY.NET