Deg Deg Daawo Qaar Ka Mida Naafada Magaalada Gabiley Oo Cabasho Ka Muujiyay Maamulka Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Iyo Codsiyo Deg Dega Oo Ay Xukumada Udireen.

Gabiley(GNN)Qaar Ka Mida Dadka Naafada Ah Ee Magaalada Gabiley Oo Maanta Warbaahinta La Hadlay Ayaa Soo Bandhigay Cabashooyin Gaamuray Oo Hasyta Dadkan Naafada Ah Kuwaasi Oo Ay Dawladu Iska Ilawday In Ay Hoos Usoo Eegto,Waxey Xukumada Somaliland  Ugu Baaqeen In Ay Si Deg Dega Ugaso Jawaabto Cabashooyinkan Isbarkan Waxeyna Dalbadeen In Hadii  SHaqooyin Iyo Adeegyo Hormaineed Loo Abuuri Waayo Ay Dalalka Kale Qaxooti Ka Noqon Doonaan,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Si Loo Nooleeyo Damiirka Masaakiinta Naafada Ah Ee La Dalaa Dhacaya Nolasha AasAasiga Ah Waa IN La Garab Istaago Oo La Kobciyo Farxadooda Iyo Fikradahooga. Ma Helan Shaqooyin Iyo Masaariif Ay Ku Dabaraan Nolasha Ubadkooda Waana Mooraal Xuumada Soo Wajahday Dadkan Aan Lixdooda Lixaad Laheyn, Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Waxey Ku Eedeyeen In Ayna Ka Helin Saamigii Ay Xaqa Ugu Lahaayeen Iyago Uga Digay In Ay Maamulka Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley  Sii Wadaan Hanjabaadaha Iyo Waaranada Maxkamada Looga Soo Jarayo Si Saxaafada Loo Cabudhiyo Waa Sidey Hadalka Udhigeene,

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET