Daawo Faadumo Siciid Oo Sir Ka Fashilisay Shirkada Dp World Ee Dekada Berbera Maamusha

Hargeysa (GNN):-  Marwo Faadumo Siciid ayaa waxaa ay shaacisay in shikada Dp ee maamusha dekada Berbera  ay shaqaale ka shaqeeya  dekada Berbera ay toobababar  u qaadeyso , balse ay shuruud kaga dhigtay in ay shaqaalaheedu passport –ka Somaliya ay ka soo qaataan magaalada Garoowe

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/5CP0HqFhFwE

GABILEY.NET