Daawo :- Idaacada BBC-da Oo Wareysi Kulul Ka Qaadey Wariye Cali Seenyo , Waxna Ka Weydiisay Sababtii Somaliland Looga Hor Istaagey

Hargeysa (GNN):- Laanta afka Somaliga ee Idaacada BBC-da ayaa wareysi Kulul  ka qaadey Wariye Cali Seenyo isla markaana su,aaalo ka weydiisay sababaha looga hor istaagey inuu Somaliland ka soo galo dhinacada Xuduuda dalka Jabuuti

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

https://youtu.be/ky_mC1FZSOI

GABILEY.NET