Daawo-Siyaasi Ramaax oo Si Adag Uga Hadley Mudo Kordhinta Loo Sameeyay Golaha Wakiilada, Eedo Culusna U Jeediyay Xukuumada.

Xoghayaha arrimaha gudaha ee Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) ayaa si adag uga hadley mudo kordhinta golaha Guurtida Somaliland u sameeyeen mudanayaasha golaha Wakiilada.

Sidoo kale Siyaasi Ramaax ayaa soo bandhigay dhaliilaha Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi, Isagoona mucaaridku ugu baaqay inay soo bandhigaan dhaliilahaas ay Xukuumadu leedahay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka