Daawo Xoghayaha Xisbiga Waddani Oo Warbaahinta La Wadaagey Arimo Uu Sheegay In Xukuumada Madaxweyne Biixi Ku Fashilantey

Hargeysa (GNN):- Xoghayaha guud ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu maanta warbaahinta la wadagey isla markaana uu mid mid u dul istaagey qodobo uu sheegay in xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ku fashilantey taas oo intooda badan ay aheyd arimaha dhaqaalaha iyo Miisaan-yada dalka

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/amS-JdqyFIQ

GABILEY.NET