Madaxweynaha Cusub Ee Maamulka Puntland Oo Maanta Xilkii La Wareegay + [ Muuqaal ]

Garoowe (GNN):- Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland  Siciid Cabdilaahi Deni ayaa waxaa uu maanta si rasmi ah ula wareegay xilkii madaxweyne nimo ee maamulkaas

Halkan Hoose  Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET