Ninkii Ajnabi Ahaa eeTodobaadkii Hore Lagu Qobtay Madaarka Muqdisho oo la Dhaawacay

Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ee maamulka somalia ayaa sheegaya in dhaawac loogu gaystay gudaha xabisiga nin u dhashay dalka Biritan oo toddobaadkii hore loo gudbiyey xabsiga dhexe ee magaalada Muqdishu kadib markii lagu eedeeyey inuu halis geliyey nabadqabka dadweynaha iyo in aanu shaacinin walxaha qarxa oo uu haystay xilli uu isku dayayey inu ka dhoofo garoonka diyaaradaha ee Muqdishu.

Ilaa Hada Lama Oga Sabata Loogu Gaystay Dhaawaca ,Waxana Ka Taagan Su’aalo Badan Arinka Ninkan Maxbuuska Ah.

Gabiley.Net /VOA