Wasiir Hore Oo Shaaciyey In Laba Beelood Ay Iska Dhacayaan Xisbiga Kulmiye Siro-Qarsoonaana Fashiliyey + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Wasiirkii hore ee shaqada iyo arimaha bulshada xukuumadii Siilanyo Maxamed Cabdilaahi Obsiiye ayaa waxaa uu shaaciyey in sababta shirka golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye loola tagaayo magaalada Borama ay tahay beesha uu madaxweyne Biixi ka soo jeedo oo xisbigaas dooneysa inay ka dhacdo beeshii uu ka soo jeeda madaxweyne Siilanyo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/gIkcYpL-vKk

Gabilay.Net