“Anaga Komishanka Doorashada Hada Jooga Doorasho Noo Qaban Maayan…” Xisbiga UCID + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Cabdinasir Yuusuf Qodox  ku xigeenka xoghayaha guud ee xisbiga UCID   ayaa waxaa uu maanta shaaciyey in ka xisbi ahaan aaney diyaar u aheyn in kominshankan doorashooyinka ee hada joogaa ay doorasho danbe u qabtaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET