Barnaamijka Casriyeenta Caasimada Ee GIS-ka Oo Maanta Hargeysa Laga Daah Furay + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland waxaa saaka si rasmi ah looga daah furay Barnaamij-ka casriyeenta Magaalada ee Loo yaqano GIS-ka iyo Nootaayooyinka  , waxaana daah furka Barnaamijkan ka soo qeyb galay  Wasiirka cadaalada , Maayar ku xigeenka Hargeysa , Wasiir ku xigeenka arimaha gudaha , gudoomiyaha maxkamada racfaanka iyo masuulyiin kale

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/tQ5SOpJUkwM

(GNN)