BBC Oo Wareysi Kulul Ka Qadey Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland + Muuqaal

Hargeysa (GNN):- Laanta afka Somaliga ee Idaacada BBC-da ayaa waxaa ay wareysi la yeelatey afhayeenka madaxtooyada Somaliland isla markaana waxaa ay wax ka weydiisay Kulankii Addis Ababa ku dhex maray Madaxweyne Biixi iyo Raysal wasaaraha dalka Itoobiya
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
GABILAY.NET