Burco (GNN):- Qaar ka mid ah culimada gobalka Togdheer ayaa waxaa ay fadwo ka qabteen nidaam ganacsiyeedka isku bedelka lacagaha ee FOREX loo yaqaano waxaana ay sheegen in nidaam ganacsiyeed-kaasi uu gabi ahaanba uu xaaran yahay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
GABILEY.NET