Daawo-Haldoorka Bulshada Somalilland Oo Talaabo Foolxun Ku Tilmaamay Xukun Lagu Riday 20 Caruur Darbi jiifa Oo Xabsiga Ku Jira.

Hargeisa(GNN):-Qaybaha kala Duwan ee Bulshada u hadasha Dadka Liita iyo Darbijiifka Ayaa Si Kulul Talaabo Foolxumo iyo Boog Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Ku Tilmaamy Xukun Dhawaan lagu Riday Dhalinyaro Caruur Darbi jiifa oo 20 Ka Badan Kuwaas oo Sida ay Ku Cawdeen Cabasho baahiyeed La Hortagay Wasaarada Shaqada iyo Bulshada Somaliland.

Hallkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan.