Daawo In Kabadan 150 Lamaane Is Jecel Oo Hargeysa Hadiyad Isku Gudoonsiiyey Xalay

Hargeysa (GNN):- Magaalada  Hargeysa ee caasimada Somaliland waxaa habeenkii xalay aheyd munaasibad lagu qabtey Hotel Mango Garden  lagu soo bandhigay buuug lagu magic daray “ Hadiyad Jaceyl “ taas oo lamaane ka badan 150 ay xalay buugaasi isku gudoonsiiyeen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/rg0R4lt5NLk

GABILEY.NET