Daawo :- Khudbadii Mustafe Cagjar Ka Jeediyey Dhagax Dhiga Berbera Corridor

Hargeysa (GNN):- Madaxweynaha deeganka Somalida Itoobiya Md Mustafe Maxamuud Cagjar  ayaa magaalada Hargeysa kaga soo qeyb galay xaflada dhagax dhiga jidka isku xidhaya Berbera iyo Wajaale ee Berbera Corridor Madaxweyne Cagjar ayaa mudashaasi waxaa uu ka jeediyey khudbad dhinacyo badan taabaneysa waxaana uu sheegay in wadadani ay noqon doonto mid kor u qaata isku socodka Somaliland iyo Itoobiya ee dhinaca ganacsiga

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/3rsbzkElfw4

GABILEY.NET