Bushaaro, Bushaaro, Bushaaro; Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure oo looga bartay adeeg hufan, qiimo macquul ah, nashqadaha qurxinta Dumarka noocyadooda kala duwan iyo shaqaale macmiisha raalligeliya, waxa uu kuu soo kordhiyey Qalab casri ah, nashqado cusub oo heer sare ah, dharka aroosyada, taashashka iyo adeegyo ku raalligeliya. Haweenkoow ha moogaannina Koofeerka casriga ah ee Koofeerka Panaroma Manicure and Pedicure iyo Panaroma Beuiti salon inaad iska habaysaan habkasta iyo hannaankaad rabtaba halkaasaad ka helaysaan ee hore u gaadha, haddaad xaflado aroos iyo meher leedahay ammaba aad sidaadaba isu qurxinayso, marba ha moogaannina, hana ka habsaamina. Haddaba Hooyga Qurxinta Dumarka ee Panaromahalka ay ku yaallaan aan idiin tilmaamee, booqda xarumaha Panaroma Manicure and Pedicure & Panaroma Beuiti salon oo ku kala yaalla Dhismaha Deero Mool iyo ka soo horjeedka Jameecoweyn sparpartis amma Fooqa xarunta u ahaa xawaaladdii Qaran ee dhinaca waqooyi-bari ee Line-ka bilayska amma agagaarka Mataanaha Dahabshiil ee magaalada Hargeysa amma waxaad kala xidhiidhi kartaa Taleefannada kala ah; 0634425623

Daawo Xisbiga UCID Oo Mid Mid U Shaaciyey Dhaqamo Cusub Oo Xukuumada Madaxweyne Biixi La Soo Baxdey

Hargeysa (GNN):- Xoghayaha warfaafinta xisbiga UCID Md Yuusuf Kayse Cabdilaahi ayaa waxaa uu mid mid u shaaciyey dhaqamo cusub oo uu sheegay in xukuumada madaxweyne Muuse Biixi la soo baxdey .Sidoo kale Md Yuusuf waxaa uu si adag uga Hadley isla markaana  uu xaaraan ku tilmaamay xukun shalay maxkamadu ku ridey Wargeyska Foore

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET