Daawo-Xisbiga Ucid Waxa Uu la Jiraa Kulmiye, Wax Ka Jiraa Ma Jiro, Labada Xisbi Waddani iyo Ucid Waa Laba Xisbi Qaran Oo Mucaarid ah.”Xusein Deyr.

Borama(GNN):-Wasiirkii Hore Wasaarada Ganacsiga iyo maalgashiga Soo Qabtay Xilka Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Laba Jeer ayaa Ka Waramay Sababaha Uu madaxweynihii hore Somaliland Axmed Maxamuud Siilaanyo uga Qayb gali waayey Shirweynaha golaha dhexe Xisbiga kulmiye iyo inuu Jiro Xidhiidho lagu xanto xisbiyada Kulmiye iyo ucid oo Ay Wada Shaqeyn Leeyihiin.

Halkan Hoose Ka Daawo.