Hargeysa (GNN):- Abwaanada Somaliland ugu culus oo maanta warbaahinta Hargeysa kula Hadley waxaa ay direen fariin hanjabaad u muuqata waxaana ay shacabka ugu baaqeen inay u diyaar garoobaan maansooyin iyo gabayo ay kaga hadlayaan arimaha ay bulshadu baahida u qabto
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
GABILAY.NET