Deg Deg Daawo :- Deyntii Xukuumada Siilaanyo Wareejisay Oo La Shaaciyey Xadiga Ay Aheyd

Hargeysa (GNN):- Wasiirka wasaarada maaliyada Somaliland Md Sacad Cali Shire ayaa waxaa uu maanta guddida ilaalinta iyo dabo galka hantida qaranka ee golaha wakiilada maanta uu markii ugu horeysay u sheegay xadiga ay leegtay lacagta deynta ah ee ay xukuumadii Siilanyo ku wareejisay xukuumada madaxweyne Biixi .Gudoomiyaha Guddida ilaalinta iyo dabo galka hantida qaranka Xildhibaan Buubaa ayaa shaaciyey in wasiir Sacad u sheegay in Xukumadii Siilanyo ku wareejisay lacag dhan 80 Milyan Oo Dollar isla markaana xukuumada Biixi la daalo dhaceyso bixinta deyntaas

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/uce3f4qEB9I

GABILEY.NET