Deg Deg Daawo :- Hanti Dhawraha Guud Ee Qaranka Oo War Cusub Ka Soo-Saaray 80-kii Milyan Ee La Sheegay In Ay Deynta Yihiin 

Hargeysa (GNN) Deg Deg Daawo :- Hanti Dhawraha Guud Ee Qaranka Oo War Cusub Ka Soo-Saaray 80-kii Milyan Ee La Sheegay In Ay Deynta Yihiin

Hantidhawraha Guud ee Qaranka Somaliland Mudane Axmed Yuusuf Dirir oo maanta Hortagay Gudida Joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland ayaa Waxaa Uu Warbixin Ka Siiyey Wakhtigii uu Joogay Xafiiska Hantidhawrka guud ee Qaranka iyo Shaqooyinka horyaalay ee Ay Qabteen, Waxaana uu ku Dheeraaday Isbadal Baaxad leh oo dhinaca Shaqada iyo Dhismaha Xafiiskaba ah oo ay Sameeyeen Mudadii uu joogay xafiiska, Sidoo kale Waxaa uu hantidhawruhu Ka Waramay baahitaanada Ay hadda Wadaan iyo Kuwa soo Dhammaaday.

HALKAN HOOSE KA DAWO MUUQAALKA 

GABILAY.NET