Deg Deg :-Somaliland Wasiir Hore Oo Mushaharkii Laga Joojiyay + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Guddida Tacliinta Sare ee wasaarada waxbarashada Somaliand ayaa waxaa ay shaaciyeen in ay gabi ahaan-ba ay mushaharkii ka joojiyeen  wasiirkii hore ee maaliyada Md Yuusuf oo guddidaas ka mid ah kadib markii uu xafiis-kiisa ka soo shaqo  gali waayey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET