Halkan Ka Dhegayso Faahfaahinta Laba Masuul Oo Ka Tirsanaa Xukuumada oo Hantidhawrka Guud Xabsiga Dhigay iyo Arrimaha Loo haysto.

Hargeisa(GNN):-Hantidhawrka Guud ee qaranka somaliland ayaa maanta xabsiga dhigay laba masuul oo ka tirsanaa xukuumada islamarkaana ahaa Maareeyihii madbacada qaranka somaliland iyo agaasimihii maamulka iyo lacagta ee madbacada qaranka somaliland.

Halkan Hoose Ka Ogow Labada Masuul ee la Xidhay.