Madaxweyne Farmaajo Oo Telefoon Kula Soo Hadley Ex Wasiir Abgaal + [ Muuqaal ]

London (GNN):- Raysal wasaare ku xigeenka dawlada Somaliya Md Mahdi Maxamuud Guuleed  ( Khadar )  ayaa waxaa uu maanta shaaciyey isaga oo ku sugan magaalada London  in madaxweyne Farmaajo uu khadka telefoonka kula soo xidhiidhay Ex Wasiir Abgaal .

Raysal Wasaare Khadar ayaa  sheegay In Farmaajo Siyaasi Abgaal uga  hanbalyeeyey in uu qirtey Hanti uu  ku leexatey wakhtigii uu wasiirka  isla markaana uu shacabka cafis weydiistey , waxaana uu  Farmaajo u cadeeyey in ay arintaasi tahay mid wanaagsan kaga dayan doonana iyagu

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/QGaZJE3XWAI

Gabilay.Net