Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixisay Hadal Ka Soo Yeedhay Madaxwaynaha Puntland + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Wasiirka biyaha Somaliland Md Saleeban Yuusuf Cali Koore ayaa waxaa uu jawaab adag ka bixiyey hadal dhawaan ka soo yeedhay madaxweynaha cusub ee Puntland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILAY.NET

OFFICE GABILEY