Wasiirka Wasaarada Xidhiidhka Golayaasha Iyo Arrimaha Dastuurka Ayaa Maanta Hor Tagay Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Somaliland Waxaanay Ka Dhagaysteen Warbixin Dheer.

Hargeisa(GNN):-Wasiirka Wasaarada Xidhiidhka Golayaasha Iyo Arrimaha Dastuurka Jsl Maxamed Haaj Aadan Cilmi Ayaa Maanta Hor Tagay Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Somaliland Waxaanay Ka Dhagaysteen Warbixin Dheer Oo Ku Saabsan Waxqabadka Kala Duwanaa Ee U Qabsoomay Wasaarada Xidhiidhka Golayaasha Iyo Arrimaha Dastuurka Mudadii Sanadka Ahayd Ee Lasoo Dhaafay Ee 2018 Waxyaabihii U Qabsoomay Iyo Waxyaabaha Sanadkan U Qorshaysan Wasaarad Ahaan Iyagoona Dhankooda Gudida Joogta Ah Ka marag Kaceen Waxqabdkaasi Uu Wasiirku Calaamadiyey Iyagoona Bogaadiyey Teamka Wasaarada Xidhiidhka Golayaasha Iyo Arrimaha Dastuurka Ee Ay Hormoodka U Yihiin Wasiirka Wasaarada Xidhiidhka Golayaasha Arrimaha Dastuurka Maxamed Haaji Aadan Cilmi Iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaraada Maxamed Xuseen Dhabeeye .