Xildhibaan Obama Iyo Xoghayaha Waddani Oo Hadalo Kulul Isku Weydaarsadey Meel Fagaare Ah + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Xoghayaha  guud  ee xisbiga Waddani iyo Xildhibaan Obama oo xalay ka wada qeyb galay  dood cilmiyeed lagu falanqeynaayey misaanyada Somaliland ee sanadkan ayaa hadalo kulul oo weerar iyo weerar celis ah madasha isku weydaarsadey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/T6Ke2ia26_0

GABILEY.NET