XOG : Prof Axmed Ismaciil Samater Maxuu Uga Qeyb Gali Waayey Shirka Golaha Dexe Ee Kulmiye + [ Muuqaal ]

Borama (GNN):- Dad badan oo reer Somaliland ah ayaa waxaa ay is weydiinayaan su,aal ah sababta uu Prof Axmed Ismaciil Samater uga qeyb gali waayey shirka golaha dhexe ee Kulmiye oo waliba lagu qabanaayo magaalada Uu Dhalasho ahaan ka soo jeedo

Halkan Hoose Ka Daawo War Bixin Arintan Lagu Lafo Guray

GABILEY.NET