Daawo-Madaxweyne Ku Xigeenka Jsl Oo Ka Qayb Galay Mashruuca Horumarinta Cilmiga oo Ay Soo Agaasintay Wasaarada Waxbarashada iyo Hay’adaha La Shaqeeya.

Hargeisa(GNN):-Daawo-Madaxweyne Ku Xigeenka Jsl Oo Ka Qayb Galay Mashruuca Horumarinta Cilmiga oo Ay Soo Agaasintay Wasaarada Waxbarashada iyo Hay’adaha La Shaqeeya.

Mashruucan oo ay kasoo qayb galeen masuuliyiin kasocoday Xukuumada Somaliland oo uu horkacayey madaxweyne ku xigeenka jsl mudane c/raxmaan ismaaciil saylici. wasiirka wasaarada  maaliyada jsl wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada wasiirka wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare agaasimaha guud ee wasaarada iyo madax kale iyo saraakiil kasocoday  Hay’adaha dhinaca waxbarashada ka taageera Wasaarada Waxbarashada jsl

Muuqaalka Hoose Warkan ka Daawo Isagoo Faahfaahsan.