Deg Deg :- Agaasimihii Tv ga Qaranka Somaliland Oo Xilkii Laga Qaaday Iyo Saxafi Ruug Cadaaya Oo Badalay

Hargeys ( GNN ):-Wasiirka warfaafinta Somaliland cabdiraxmaan  Guri Barwaaqo ayaa waxaa uu iminka xilkii ka qaaday Agaasimihii Tv ga Qaranka Muuse Jaambiir .

Wasiir Guribarwaaqo ayaa xilkaas u magacaabay Wariye Maxamed Cali Waji .

GABILEY.NET